Damiir Xumo!

Thursday, January 27, 2011

Dhismihii Jaamacadda Gedo oo dhammaystirmay

Waxaa si habsami ah ku soo gaba-gaboobey dhismihii Jaamacadda Gedo.
Dhisme yaashaan oo isugu jira Fasallo badan, qolol xafiisyo iyo Berkado biyo ayaa waxay soo gaba-gaboobeen asbuucaan dhexdiisa.
Jaamacaddaan oo in muddo ah lagu mashquulsanaa dhismaheeda ayaa waxaa la rajaynayaa in ay u soo guurto dhisma yaashaan cusub.
Ururka SASDO oo xariir la sameeyey Maamulka Jaamacadda ayaa muujiyey sida ay ugu faraxsan yihiin in ay riyadoodii maanta ay dhammaystirantay.
Guddoomiyaha Ururka SASDO Eng. Cali Cabdi Rude ayaa Hambalyo u diraya Maamulka Sare ee Jaamacadda ee hir-galiyey Jaamacadda iyo dhismaheedabada.
Wuxuu Guddoomiyihu u soo jeediyey dhammaan Beesha Sade meel kasta oo ay joogaan in ay wax-barashada iyo dadka ka shaqeynayaba ay garab istaagaan, si deegaanku uu jahliga uga baxo.