Damiir Xumo!

Friday, November 27, 2009

Ciid Wanagsan Dhaman Umada Muslimka ah

Waxan Halkaan Hanbalyo iyo Bogaadin Ku aadan Ciida adha udirayaa Dhamaan Umada musliminta ah Qas ahaan umada somaliyed ee an ka midka ah Waxane Ilaah uga baryayaa in Umada somaliyed uu kaqaado dhibka heysta Sanadkaan kiisa kale ayaan kugaraan Bash bash iyo Barwaaqo,Dowlad Cadilah ilah siiyo Taasi oo Kasaarto dhibka,gaajada iyo Cadalad Darada Ka dhax aloolsaneyd Umada somaliyed In kabadan 19-sano.

Ciid Wanaagsan. Hallaan ka dhagayso Heesta Ciida

Your Bro

Mohamed Hussien Kalafoge