
Ciid Wanaagsan Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed meel Walbo ay Joogaan iyo Waliba Dhamaan Muslimiinta oo Dhan.
Waxan Ilaah Kabaryeynaa in Uu naga Aqbalo Sonkii aan soo sonay Iyo cibadii Intii Lagu guda jirey Busha barakeysan Ee ramadan, waxan Sidoo kale ilaah uga baryeynaa in Umada Somaliyeed Uu ka dulqado Dhinka Heysto Uguna badalo Nabad iyo Barwaaqo, Insha Allah
Hallaan ka dhagayso Heesta Cidda