Damiir Xumo!

Tuesday, September 15, 2009

LAYLATUL QADRIGA SIDEEN OOGA FAA'IDAYSAN KARNAA?

asc wr wb walaalayaal hadii ay idin soo gaadho war qadan isku daya in aad dhaqan galisaan waxa ay xanbaarsantahay ee ah isku baraarujinta habeenka fadliga badan ee ay inaga xigto tobankaa habeen ee uu ku dhexjiro sadex habeen inshaa alaahu waan liibaanaynaaye 7_09_2009 muxaadarooyinki hore waxay ku jiraan bogan ee walaal halkan riixhttp://sites.google.com/site/xudayfi5/

Laylatul qadri iyo fadliga ay ledahay

ale waxaa uu leyahay fiisuurati al qadri
waaxan soodajinay quraanka habeenka laylatul qadiriga dhexdiisa;; habeenkaasina waa habeen ka fadli badan kun bilood ;; habeenkaas waxaa soo dagaysa malaa_igta iyo malaku jibriil waxayna kusoo dagayaan idin alle iyo arinkasta oo la xukmiyay( waxwalba oo uu alle qadaray ) habeenkasi waa nabad galyo ilaa uu ka baryayo waagu ( kasoo baxayso qoraxdu)
hadaba maxuu samayn jiray rasuulku scw tobanka danbe ee ramadaanka?
1-waxaa u ahaa rasuulku scw marka uu soo galo tobanka danbe e ramadaan mid guntiga adkaysta habeenkana noleya(sojeda)dadkiisa(xaasaskiisana) toosiya(kiciya) si ay u cibaadeeystaan (متفق عتيه)
2-waxaa uu yiri rasuulku scw qofkii kaca (salaad ukaca)habeenka laylatu qadriga asago rumaysan in uu helaayo ajir ajirna xisaabsanaya waxaa loodhafa danbigiisii hor (waa wixii danbi yar ah ee uu galo oo dhan amaa kan wayn wuxu u baahan yahay toobokoon sida ku cad axaadiis kale oo laga waryay rasuulks scw)
3-waxaa uu dhahay rasuulku scw ka raadiya laylatu qadriga tirada is dheer ee tobanka danbe ee ramadanka (21,23,25,27,29)(waxa wariyay bukhari)
4-caa,isha ayaa waxay ku tiri rasuulka scw hadii aan la kulmo laylatu qadriga maxaan ku ducaystaa waxaa uu ku dhahay rasuulku scw dheh (allaahuma inaka cafuwun tuxibul cafwa facfu canii) saxiix ( rawahu tirmidi)

Hadaba suuradas iyo axaadiistaas maxanu ka fa
idaysanayna oo la nooga baahan yahay in aan samayno

1- habeenkaas hadii alle ku waa fajiyo waxaad helaysaa ajir aada hesheen 83sano sababto ah kunka bilood ee uu alle ku sheegay suurada marki la xisaabiyo waxay u dhigmaan 83sano
2- hadii ay ku dhaafto waxaad tahay qof khasaaray halisna waxaad u tahay in aad kamid noqotid kuwii uu habaaray malaku jibril ee uu dhahay alle naarta haku fogeeyo qof uu udhashay ramadaan hadana uu ka dhamaaday asagoo loo danbi dhaafin rasuulkuna scw waxaa uu gadaashiisa dhahay amiin
3-tobanka danbe waa tobanka uu alle ka xoreeyo naarta adoomadiisa fiifiican marka hadaad ku dadaashid tobankaas waxaad ka mid noqon kuwa naarta laga xoreeyay
4- waa habeen barakaysan oo alle uu soo dajiyay quraanka waana habeenka arinkasta oo alle uu xukumay la kala saaraayo sida qofkii la qadaray in u dhinto sanadkaas dhexdiisa la xukumo waqtiga u dhimanaayo kii dhalan lahaana la qoro
5 waxaa u ahaan jiray rasuulku scw mid ku dadaala in uu tobankaas habeen ku soo jeedo cibaado iyo salaad iyo duco isago aan ognahay in ladhaafaay danbigiisii hore iyo kiisii danbe waxaana uu ku dhahay caa,isho miyaana noqonaynin adoon ku mahadiya rabigiis marka inaga oo ka samaysan danbi maxaa uu noqon xaalkeenu sow in aan dadaalno ma ahan
6- hadii alle ku waa fajiyo habeenkaas waxaad noqon qof la dhaafay danbigiisii hore o dhan (danbiga yar ayaa laga wada )amaa kanwayn waxaa uu ubaahan yahay towbo

side ayaan ku haleeli karaa habeenkaas
1- waa in aad isku daydid in aad tobankaas habeen oo dhan habeena ku dhaafin o aad ka tagtid hordo o dhan hadii kale ma halelaysid ajirkaas wayn ina seexo ina tuko
2- hana isku dayin in aad alle khiyaantid oo habeenada is dhafka ah kaliya aad tugatid sababto ah kheyru khalqilahigiiba(rasuulka scw) waligiis ma uusan isku dayin xeeladaas mana ogid habeenka ay noqon marka kuli wada tuko
3- hana ku kadsoomin (haku sirmin hadalka) culumada qarkooda iftoonayaan in uu yahay habeenkaasi habeenka 27 ama 25 kaliya waana dhaqan laga yaqaano shaam o dhan
wax axadiis ah oo ku yimid(ku soo arooray) ma jiro axaadista saxiixa ahi waxaysheegi in tiro is dheer uu kujiro habeenkaasi iyo tobanka danbe

hadii an haleelo(helo) habeenkaas side ayaan u cibaadaysan karaa
1 aamin(rumeyso) in uu yahay hadalka rasuulku mid sax ah oo fadligaas ay leedahay cibaadadaduna hanoqoto mid alle dartiis loola jeedo
2. isku day in aad tukatid salaatu leyl kolna aad aqrisid quraan badan
3- iyo in aad ku ducaysatid ducadii uu rasuulku u sheegay caa,isho ee aan kor kusoo qoray
4- in aad aqrinta quraanka badisid
5- kana dherow kaftanka iyo wixii danbi keenaya oo dhan
6- hana u malayn in uu yahay qasadku(ula jeedadu) salaad basa oo hadaadan tukanin aadan helaynin ajirka ee marna tuko markad daashid u fariiso quraan marna ducayso ilaa uu waagu ka baryayo

sidee habeenkaas lagu garankaraa

waxaa lagu gartaa habeenkaas waa habeen dagan lamana maqlaayo cida (qaylada) dameerka iyo ayga oo dameeraha iyo ayda oo dhami way aa musayaan cirkuna waxaa uu noqon safi (daruur la,aan) subaxdiina jawigu waxaa uu u ekaan sidi roob in uu da,ay
hadba walaal waxaan kaa codsanayaa in aadan halmaanin in aad u ducayso dalkena somaliya e ku jira gumaysiga in alle ka saaro iyo in muslimiinta alle ka dhigo kor quluubtodana isku soo duwo cizigii muslimiinta alle soo celiyo waa walaal kaa o muslim ah walaal wixii talo iyo fikir ah halkan iigu soo hagaaji xudayfi5@hotmail.com asc wr wb

XAQUUQDA QORAALKAN WAXAA ISKALE XUDEYFI.

W/Q:Xudeyf

Posted By: mohamed Hussien

1 comment:

dora games said...

Busy life circumstances than the current world history. Must try to earn money to support themselves, their families and pay for living. But not so that you neglect your own health, but more must cherish it.
Kizi
Pou Games
Dora games
K7x

Post a Comment

Ka dhiibo fikradaada..Mahadsanid!