Damiir Xumo!

Saturday, November 28, 2009

Ardeyda somaliyeed ee jamacada karachi oo maanta siweyn u ciiday

Adeyda Somliyeed ee Jamacada Karachi dalka pakistaan aayaa waxaa ay maanta siweyn u xuseeyn Munasabada ciidul adxaa, ayadoo inta badan dalka pakistan maanta siweyn looga xusey munasabada ciidul adxaa.Wadanka Pakistan ayaa inta badan Malin kadanbeya dunida carabta iyo aduunka intiisa badan.

Tukashada salada Ciida Kadib waxaa ardeyda ay iskugu imaadeyn goob Fagaaro ah oo kutaal Gudaha jamacada karachi, Isku imaatinka munasabadaan ayaa waxaa abaabulkeyda lahaa ururka ay kumideysan yihiin ardey somaliyeed ee Wax kabarata ama dhigata Jamacada kacahi.

Munasabada oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa Halkaasi Dadkii Goob jooga Ka ahaa kamid ahaa Gudoomiyaha cusub ee Midowga ardeyda jamacada Karachi Shaafici c/laahi macalin iyo Xog ayaha Ururka Mohamed Mukhtar,iyo dhamaan xubnaha ururka midowga ardeyda somaliyeed ee jamacada Karachi.

Biloowgii munasabada ayaa waxaa halkaa aayado qu’raan furitaan ah ka aqriyey Mohamed Abdirizak(Turbac) oo kamid ahaa adeydii goobjoga ka ahaa munasabada , Kadib Waxaa hadalo kooban kajeediyey Gudoomiyaha midowga ardeyda somaliyeed ee jamacada Karachi ee dalka pakistaan,

Gudoomiyaha ayaa waxaa uu hanbalyo udiray dhamaan umada musliminta ah gaar ahaan Umada somaliyeed , waxa uu ALLAH uga baryey in dhibatada heysato kadul qaado dowlada caadil ahne ILLAH u dhaliyo,si ay uga baxaan Dhibaatada Ka dhax aloolsaneyd In kudhow 19-sano,ardeydane kubooriyey in dadaalkoda wax barasho si laba labaan.

Kadib waxa halkaa hadalo kooban kajeediyey Xoghayaha Midowga ardeyda somaliyed ee jamacada Karachi Mohamed mukhtaar ,Isagoo halkaasi kasheegay qodobo kooban oo kusabsan Waxqabadka ururka, waxuu intaasi kudaray in ururku marwalbo ku dadaali doono sidii u garab istaagi lahaa ardey una fududeyn lahaa dhamaan Howlaha ardeyda ay kaga bahdaan Jamacada Karachi, qodabadii uu soo hadal qaday xoghaya ururka waxaa kamid ahaa in ururku ka dhaxshaqeyn doono ardeyda iyo mamulka jamacada, howlihiisa ugu weyne ay kamid tahay in sidii ardeyda loogu fududeyn lahaa Xareyta admission-ka Jamacada, iyagoo inta badan ardey da ay caqabado waa weyn kala kulmaan dhinaca xareynta Dukumiyintiyada admission-ka

Xoghayaha ayaa waxaa uu ardeyda kula dar darmey in ay ahadan waligood kuwo iskuduban , ra’yigoodane uu ahaado mid qura, Wadashaqeyne ay umujiyaan Habsami usocodka howlaha ururka Midowga ardey somaliyed ee Jamacada karachi.

Gaba gabadii hadaladii munaasabada waxa kahadley C/naasir Mohamed Sheikh (shubka) oo kamid ah ardeyda Jamacada Karachi,isagoo ku dheraday ,ah miyad ayleedahay Munasabadaan oo kale, kuna booriyey dhamaan ardey halkaasi goob jooga ahaa in ay ahmiyada kowaad siyaan Ciibadada ALLAH, Waxbarashadane xooga saran. Had iyo jeyrba uduceeyaan Umada somaliyeed si dhibka heysta ilaah uga dulqaado.

Munasabadaan ayaa waxaa ay kusoo dhamatey jawigii loogu talagaley iyo ayadoo Gaba bagadii dhamaadka Dhamaan ardeyda wajiyadooda laga dhehan karay Farxad aad uweyn .

By:Mohamed Hussien Abdirahman(kalafoge)

Email:mohakalafoge@yahoo.com

Pakistan

Karachi