Damiir Xumo!

Wednesday, March 18, 2015

FAHAN DARADA XAGA SHARUUCDA CAALAMIGA EE SOOMAALIDA

Madaxweeynaha Dalka Masar iyo Dalka Rwanda

Soomaalida markay arkaan madaxeeynaha ama madaxda dalka oo la kulmay madaxda kale ee caalamka, meesha ugu horeeyso ay ka fiiriyaan sawirka waa inuu calanka soomaaliya dhinac yaalo madaxweeynaha, ayagoo hadii meesha ka waayan eedeeyn iyo canbaareyn duqasha kaga tuuro madaxweeynaha.
Dhibka jira ayaa waxuu yahay soomaalida ayagoo waxbo hubsan ama soo ogaan waxa kalifay in calanka soomaaliya laga waayo kulamada madaxweeyna qaarkod ayey waxay doonan iska dhahaan, lakin ma oga inaay jiraan sharuuc ama maamuus ay ku dhaqmaan dowladaha aduunka markii madaxdu kulmeeyso.
Hadii calanka soomaaliya mesha laga waayo micnaheeda ma aha in soomaaliya la necebyahay ama layasaayo, ee marka hore "Protocols" dowladaha iskula dhaqmaan wax kasoo ogow. dhibatadaan ayaa waxaa sabab u ah dadka soomaaliyeed ayaa inta badan kuwo dhaleecentooda aan ku saleeysneen wax micno ah, markii qofka aad dhaleeyceesiid waxaa jiro sababo ama qaabab lasoo maro, ayadoo dhaleeceentada aysan noqon mid laab la'kac ah lakiin waa inaay noqotaa mid aad qofka wax ka qaldan ugu sheegeysid.

Laakin midaas badalkeeda soomaalida ayaa dhaleeceentoda ah mid qofka kan kale necebyahay ama loolan kala dhaxeeya ama kuxumee katahay. iskusoo wada duboo dhaleeceentada ah noqoto mid aad qofku toosineeysid ama wax ugu sheegeysid si dagaanaasho ah iyo xushmadi ku dheehantahay.

F.G: Sawirada waa madaxweeynaha Masar oo la kulmahay madxeeynaha soomaaliya iyo Rwadan. labada dal ee Rwanda iyo soomaaliya calankooda mesha midne ma yaalo.

Madaxweeynaha Soomaaliya iyo Dhigiisa dalka Masar

No comments:

Post a Comment

Ka dhiibo fikradaada..Mahadsanid!