Damiir Xumo!

Tuesday, September 8, 2009

Ciyaaraha Bisha Ramadan ee Magalada Karachi.

Waxa tariiqdu markey aheyd 5-ta bishan Ramadan si rasmi ah uga bilowday magalada karachi ee dalka pakistan ciyaaro lagu mamusaya bisha ramadan, ciyarahaan ayaa waxa soo qaban qabiyey ama soo abaabuley ardeyda

somaliyed ee wax kabarata jamacadaha kala duwan ee magaladan karachi Gar ahaan ardeyda jamacada karachi.

ciyaarahan ayaa waxaa marti galinaya( jamacada karachi),iyadoo Kulamada ey kadhacayan garoonka Weyn ee Jamacada karachi.furitaanka ciyaarahan waxaa kasoo qeyb galay islamarkaana kahadley mas’uliyiin kala duwan oo kakala socday Jamacada, Ururka ardeyda somaliyeed ee magaalada karachi, Gudoomiyaha Qaban qabada Tartankaan iyo Dhamaan Tagerayasha koxaxa kaqeyb galayo Tartankaan.

Waxa Munaasabada furitanka Hadalo koban Kasoo jediyey Gudoomiyaha Qaban qabada ciyaaraha.

Iyo Kuxigeynkiisa, isagoo Oo ku amanay sida ardey somaliyed Isku xilqameyn iyo Dadalka Dheriga ah ee mujiyeen isagoo kubooriyey in dadaal kooda sii laba labaan, waxa usheegey gudomiyaha In arintan ukeeni doonto Sumcad Dherad ah Jaliyada somaliyeed ee magalada karachi iyo Guuud ahaan Dalka pakistan.

Iyadoo la’ogyahay In ardeyda ajaanibta ah ee wax kabarata dalkan pakistan ay ugu badan yihiin Ardeyda somaliyed.

Sidoo kale waxa isna halkaa kahadley Gudoomiyaha ardeyda somaliyed ee magalada karachi

Oo siweyn uga amaney Gudiga so qaban qabiyey Tartankan iyo Koxaha Kaqeyb qadanaya, Iyo Tababa rayaasha Kooxaha.Gudomiyaha ayaa waxaa uu kudheradey ahmiyada ey leedahay ciyaraha ceykan oo kala ah,isago shegey in fa’ido ay uno qondoonto Dhalinta ka qeyb qadanaya tartanka mid jereed iyo mid maskaxba waxa waano iyo dardanba ujeediyey coyartowda iyo macalimiinta wadata intaba isagoo sheegey in ey mujiyaan anshax iyo ciyaar wanaag inta ciyaraha eysocdaan.

Waxa sidoo kale halkaasi goobjoog ka ahaa wariyaal ka socday Wabsite-yada somaliyada siiba kuwa kafalooda arimaha sportiga iyo Qaar kamid ah Wargeysyada kasoo baxa Gudaha magalada karachi,

Markii si aad ah loo fiiriyo Jawiga garoonka ay ciyarahan kasocdaan waxa soo buux dhafiyey dadweyno isugu jira somali iyo pakistani,waloow ay intabadan ey dawadayasha u badan yihiin ardeyda Jamcada karachi, Oo oh goobta uu ka socdo Tartankan xiisaha badan ee lagu mamusayoo bisha barakeysan ee Ramadan.Koxaxa ayaa waxa ay usoo bandhigeyn ciyaaro aad farsamadeydu usareyso iyadoo dawadayaasha aad wajiyadoo kadheehan karto sida ay ugu qanacsanyiin qaabka loo soo agaasimaey iyo waliba farsamada kooxaha.

Tartankaan ayaa waxaa yaala koob aad uqurux badan oo loogu tala galey in lagudoonsiiyo kooxdii Nasiibku usaamaxo in ey kugleysato tartankaan.

Waxa sidoo kale Gudiga qaban qabiyey tartankaan Ugu talagaleyn hadiyado kala duwan oo lagudoon siin doono Ciyartooyda ka qeyb qadanaya Tartankaan.

Shaqsiyaad kaas ayaa waxaa soo xulan doona Gudi loo xilsaray Qiimeyta ciyaartoyda iyo koxaha in ta lagu guda jiro ciyaaraha.

Sida Gudiga Mamulayasha Tartankan uu shegay, Waa Tartan Sporti kii ugu weynaa ee nociisa oo kale ah oo Dhawanahan Lagu qabto Karachi,Iyadoo ay usoo dawasho tagaan Intabadan Jaliyada somalida ee magaladan Karachi,Iyo Jaliyadaha kala duwan ee kunool Magaladan.

Kulamada ciyarahan Ayaa waxaa kaqeyb galayo in kabadan 6-koxood oo kala ah.

1)Koxda Samama Team

2)Halgan Team

3)Real stars

4)Koxda Khaliijka

5)Sudan stars

6)Five stars

Kooxaha ayaa loo lakala qeybiyey laba group ayadoo group kastane ey kujiraan Sadax koxood.

Ciyarahan ayaa waxa ay ku bilowdeyn jawi dagan waxaana kulankii Daah furka ciyarahan isku arkey kooxaha kala ah Halgan iyo Khaliijka, labadan koxood ayaa waxaa ay kujiraan group-ka A.

Kulankan Dhaxmarey labadan koxod ayaa waxaa uu ku bilowday Dardar iyo werer iyo werar cilis waloo ay kooxda KHALIIJKA ay aad ugu gacan sareysay biloowgii ciyaarta inkastoo kooxda khaliijka ay marar badan Kubada agmarsiisey Shabaqa kooxda HALGAN.

Lakin Kooxda HALGAN isma ey dhigin ee waxaa ey mujisay dadaal sidii ay isaga caabin la heyda kooxda kale,Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa waxaa lagu kala marey 0-0.

Latashiyo kala duwan oo koox waliba dhinaceyda kaso qadatay maclimin tooda ayaa dibloogu soo noqoday ciyaartii qeybtedii labaad.

Koxda qaliijka ayaa waxey dadaal ugashey tidii ay ciyaarta uga dhigi laheyd 1-0.

Lakin taasi waxaa kadiidey kooxda HALGAN ..dhamaad kii ciyaarta oo daqiiqado un kadhin ayaa waxa usura gashay Kooxda khaliijka in ey shabaqa taabsiyaan gubada iyagoo halkaasi si mucjiso ah uga qadatay 3-dii dhibcood oo loo hardamayey.

QAABKA EY KOOXAHA ISKU ARKEYN

GROUP(A) GROUP(B)

Khaliijka 1-0 Halgan Sudan stars 0-1 samama

Five star 1-1 Khaliijka Real stars 1-2 samama

Halgan 0-2 Five star Sudan stars 0-0 Real stars

Intii ay ciyaarahan socdeyn runtii waxaa la orankaraa in ay ahayen kuwa xiiso badan xanbarsan ,in kastoo kooxaha ay san kala yareysan lakin waxa siweyn Loga daba dhacay qaabka ay kooxda SAMAMA usoo babdhigtay farsamadeyda ciyaaro.

Waxa samafinalka iskugu soo baxay afar koox oo Kala ah.

1)Samama 2)Real stars 3)khaliijka 4)five stars

Afartaan koox ayaa waxaa ay isku arkeyn sidatan:

Samama 0-0 khaliijka waxaa rigoora tirsi kusoo baxey kooxda samama.

Five star 1-0 raeal stars.

Finalkii ayaa kulmay Koxaha kala ah Five Stars Vs Samama

Runtii ciyaartan ayaa waxa ladhihi karaa waa tii ugu adkey ayadoo Koxda Samama oo caan ka ah Magalada Karachi Ay iska caabin iyo ciyaar layaab leh kala kulatay kooxda Five stars oo sidaa loo aqoon Ay lasoo baxday Ciyaar cajiib,Guud ahaan Qeybtii 1-aad ee ciyaarta ayaa waxa lagu kala marey 0-0 waxaa la iskugu soo laabtey qeybtiilabaad sidoo iyadoo kooxwalba ay isku daydey in aay halkasi gool kadhaliso lakin ciyaartii ayaa waxaa ay kuso dhamatay 0-0, waxaana la isla aday dhina Rigoorayaasha nasiib daro waxa 2-1 kuguuleysatay kooxda Five stars halkaasina ku qadatay Koobkii Aadka u quruxda badnaa,

Xiritaantkii Ciyaaraha ayaa waxaa Gudiga ciyaaraha uu ugu hanbalyey Dadaalka kooxda Five stars iyo ciyaar wanaagii aymuujiyeyn intii uu sucday Kulan ciyaareydka ciyaaraha ramadaanka…..

Halkaasi ayaa ayey kusoo gaba gaboobeyn ciyaarahii Bisha ramadan ee magalada karachi…..

Waxaa soo diyariyey:Mohamed Hussein Abdirahman
Pakistan
Karachi
E-mail:qaldaan33@yahoo.in

No comments:

Post a Comment

Ka dhiibo fikradaada..Mahadsanid!